Soomaaliya

Iiraan oo bartilmaameedsatay kooxaha Kurdiyiinta ee Ciraaq

Weerarradan ayaa imanaya xilli ay soo baxayaan warar sheegaya in kooxaha hubaysan ee Kurdiyiinta Iiraan ay la tashadeen Mareykanka maalmihii la soo dhaafay oo ku saabsanaa in, iyo sida, loo weerari karo ciidamada Iiraan.

Dagaalka Iiraan iyo Yahuuda – Maraykanka oo galay maalintii shanaad

Weerarrada aargoosiga ah ee Iiraan ayaa sii socda, iyadoo ay adeegsanayso diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo gantaallo, halka uu dagaalku kusii fidayo dalalka Khaliijka.

Waa ayo mas’uuliyiinta sare ee Iiraan ee lagu dilay weerarrada Maraykanka iyo Yahuuda?

Wasiirka gaashaandhigga Iiraan iyo taliyaha guud ee Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah (IRGC) ayaa ka mid ah mas’uuliyiinta lagu dilay weerarro ay si wadajir ah u qaadeen Maraykanka iyo Israa’iil.

No posts to display

- A word from our sponsors -

spot_img

Follow us

HomeSoomaaliya