Weerarradan ayaa imanaya xilli ay soo baxayaan warar sheegaya in kooxaha hubaysan ee Kurdiyiinta Iiraan ay la tashadeen Mareykanka maalmihii la soo dhaafay oo ku saabsanaa in, iyo sida, loo weerari karo ciidamada Iiraan.
Wasiirka gaashaandhigga Iiraan iyo taliyaha guud ee Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah (IRGC) ayaa ka mid ah mas’uuliyiinta lagu dilay weerarro ay si wadajir ah u qaadeen Maraykanka iyo Israa’iil.